Guddiga Joogtada baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ka hadley dhibaatada ka taagan wadada Baydhabo&Mogadisho.

0 164

Dadka shacabka ah ee ku socdaala wadada isku xirta baydhabo iyo Mogadisho ayaa waxay lakulmaan dhibaato kaladuwan oo isugu jira dhac,jirdil ay ugeystaan ciidamo jooga wadadaasi.

Hadaba arintaasi ayaa waxaa shir kayeeshey Xubno katirsan gudiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxayna ka hadleen dhacdooyin badan oo ku saabsan dhibaatada ka jirta wadada isku xirta baydhabo iyo Mogadisho iyo Afgooye – Mogadisho,Waxaana ay baaq u direen xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya iyo senatarada kasoo jeeda deegaanada koonfur galbeed.

Dowalda federaalak soomaaliya ayay ugu baaqeen in sida ugu dhaqsaha badan ay wax ugu qabtaan arinkaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.