Guddoomiye Thaabit oo gaaray Caasimadda Galmudug (SAWIRRO)

0 257

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Gudoomiyaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa soo dhaweeyay Madaxa Xukuumada Dowlada Galmudug, Qaar ka mid ah Xilibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugnaa Magaalada, Wasiiro ka tirsan Dowlada Galmudug, iyo Shacab weyne aad u tira badan kuwaas oo si weyn kaga soo qeyb galay Soo dhaweynta Duqa Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa markii uu gaaray Magaalada Waxaa uu la hadlay Bulshada Galmudug ee jooga Dhuusa-mareeb, waxaana uu kula dardaarmay in ay xoojiyaan Midnimada iyo Dowlad Jaceylka ka muuqanaya, waxaana uu uga mahad celiyay Soo dhaweynta aad u qiimaha badan oo ay u sameeyeen
Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socda diyaar garow lagu soo dhoweynayo Madaxda imaaneysa, waxaana tan iyo shalay ku qulqulayay mas’uuliyiin kala gedisan oo isugu jiray Xildhibaano, siyaasiyiin, saraakiil ciidan hore, oday dhaqameedyo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.