Guddoonka Baarlamaanka oo Shaaciyay Xilliga laga doodayo Mooshinka Jawaari

0 199

Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari laga keenay.

Waxaa uu sheegay in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana waxaa uu xildhibaanada ka codsaday in ay soo xaadiraan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.