Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka oo Guddi Magacaabey

0 158

Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay magacaabeen guddiga diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka.

Guddiga la Magacaabey oo ka kooban 17 Xubnood ayaa laga soo kala xulay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana ay ka Shaqeyn doonaan Qodobadaan soo socda.

1:Xeerka Degaameynta Kuraasta

2: Xeerka xaqiijinta Qoondada Haweenka

3: Xeerka Doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi (Soomaaliland)

4: Xeerka Xaquuqda matalaada gobolka Banaadir.

Guddigaan ayaa laga sugayaa inay wada shqeyn la yeeshaan Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka sidoo kale la tashi la sameeyeen cid kasta oo looga maari waayo tayeynta Xeerarkaasn,ida DFS, Dowlad goboleedyada,Daneeyayaasha Siyaasadda iyo Bulshada rayidka.

Hoos Ka Akhriso Guddiga la Magacaabey & Shaqada ay qabanayaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.