Gudomiyaha Baarlamanka Somaliya oo ka tacsiyeeyey Xildhibanadi Hirshabeelle

0 170

Anigoo Ku hadlaya magaca Golaha Shacabka Soomaaliyeed iyo Dhammaan Umadda Soomaaliyeed waxaan Ka tacsiyadeynayaa Geeridii Ku timid Walaalaheen iyo Saaxiibadeen Ismaaciil Muumin Iyo Shekh Daahir Oo labaduba ka tirsanaa Barlamaanka Dawlad Goboleedka Hirshabeele

Gaar ahaan waxaan tacsida iyo Xanuunka La Qeybsanayaa Eheladooda Xillibaanadda Hir shabeele Iyo Dhammaan Shacabka Hir shabeele Waxaan leeyahay samir iyo Iimaan Alle ha idinka siiyo Ayagana Janatull Fardawsa Alle Haka Waraabiyo

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.