Dhageyso,,Gudoomiyaha gobolka banaadir Hambalyo udirey Dhamaan haweenka soomaaliyeed

0 152

munaasabad lagu maamuusayey 8maarso ayaa maanta lagu qabtey Hotel royal ee magaalada muqdisho.munaasabdaan lagu maamuusayey 8maaarso oo ah maalinta caalamiga ee haweenka aduunka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Marwada madaxweynaha Dalka , raiizul wazaare xassan cali kheyre. gudoomiye kuxigeenka labada baarlamaanka soomaaliya ,gudoomiyaha gobolka baandir Ahna Duqa caasimada ee magaalada muqdisho .kuxigeenkiisa iyo marti sharaf kale

guoomiyaha gobolka banadir ayaa mar uu kahadlaayey munaasabdaan waxa uutilmaamey in Dumarka ay lafdhabar u yihiin qaranka soomaaliyeeed

Dhamaan dunida oo dhan ayaa maanta lagu xusey maalinta haweenka haweenka aduunka waxaana meelaha sida gaarka ah lagu xuseyey kamid aheyd magaalada muqdisho

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.