Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Jordan

0 193

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Magaaladda Amman ee Caasimadda Dalka Jordan.

Waxaa garoonka kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Jordan Oo uu ka mid yahay guddoomiye kuxigeenka 1-aad Baarlamaanka Ee Dalka Jordan Ibrahim Al-Qur’an.

Wafdiga guddoomiyaha ayaa ka qeyb geli doona shirka 30-aad ee deg dega ah oo ay yeelan doonaan Midowga Baarlamaanadda Aduunka qeybtiisa carabta kaasoo looga hadli doono heshiiskii qarniga ee uu dhowaan ku dhawaaqay Trump.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.