Gudoomiye Najax oo ku baaqay in Gacanta lagu soo Kooxaha Dilka ugeustey Wariye Online

0 223

Naxariista Janno Allah haka waraabiyo waxaa galabnimadan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose lagu diley Wariye Abdulwali Cali Onleyn waxaana sida la sheegey Dilkaasi geystey kooxo hubeysan.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose ayaa Hay’adaha amaanka ee Degamada Afgooye waxaa uu faray in ay baaritaan rasmi ah ay ku sameeyaan kooxaha dilka geystay gacantana lagu soo dhigo Gudoomiye Najax ayaa sheegey in uu uu si dhaw ula shaqeynayay Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose.

Wariyah ayaa lagu diley Xaafada Ifiyo Aaqiro agagaarka Dugsiga Sare ee Afgooye wariyaha waxa uu muddo wakiil wareed u ahaa Tv-ga Universal tv

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.