Haweenay u dhimatay kiimiko neerfaha waxyeesha UK

0 144

Booliiska Britain ayaa billaabay baaritaan wayn oo ku saabsan dilkii loo geystay Dawn Sturgess, oo ahayd mid ka mid ah labo ruux oo waxyeello ay ka soo gaartay kiimiko neerfaha waxyeesha.

Hooyadaan oo saddex ilmood ka tagtay ayaa dhimatay habeennimadii Axadda, toban maalmood ka dib markii kiimikadaas waxyeelo ka soo gaartay.

Lamaanaheedii ayaa sidoo kale ku jira isbitaal isagoo xaaladdiisa caafimaad ay aad aad u liidato.

Booliiska ayaa hadda billaabay baaritaan arrintaas ku saabsan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.