Itoobiya oo ka hadashay Siideynta Qalbi Dhagax

0 169

Safiirka dowladda Itoobiya u joogga Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay sii deyntii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax) oo dhawaan laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.

Safiirka waxaa uu sheegay in Qalbi Dhagax lagu sii daayay codsi ka yimid dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay u gacan galisay dowladda Itoobiya.

Sidoo kale Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa fasiraad ka bixiyey hadal uu dhowaan Ra’iisul wasaaraha Itoobiya uu jeediyey oo ahaa in somaliya iyo itoobiya in ay mid noqonayaan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.