Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dhisme ku dumay Shaqaalle Muqdisho

0 234

Inta la xaqiijiyay 3 qof ayaa ku dhimatay ka dib markii dhisme ay dhisayeen uu kusoo dumay shaqaale ah kuwa ka shaqeeya dhismaha

Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen dadka degaanka Shilkaan waxaa uu ka dhacay Shaleemadii hore ee Ecuadore oo ku taalla Isgoysks KM4 ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Gurmad deg deg ah ayaa goobta gaaray, kuwaasoo wadda badbaadinta Shaqaalle ku hoos jira dhismaha dumay.

Waxaa sidoo kale shilkaasi ku dhaawacmay ku dhawaad 3 qof.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.