Kulan ka dhan ah tvga SNTv oo manta ka dhacay Baydhabo(Sawirro)

0 173

Waxa manta ka dhacay gobolka baay gar ahaan magalada beydhabo shir looga soo horjeedo tvga qaranka soomaliyeed waxaana ka soo qeybgaly masuuliyiin farabadan .

Sida gudomiyaha dhalanyarada degmada beydhabo abwaano iyo mas,uuliyiin kaloo farabadn ,waxaana ay tvga qaranka ku eedeeyeen in uu noqday tvga gobolka banadir

dhammaan dhalanyarada gobolka baay iyo aqoonyahanada waxaana ay go’aansadeen in xiriirka loo jero ama kalsoonida looga laabto ilaa uu ka noqonyo tv Qaran

dhawaan ayey ku eedeeyeen Aqoonyahanada iyi Dhallinyarada ka soo jeeda Gobolada KGS in Tvga Qaranka ee SNTv tartan aqooneedkii ka socdey in ay u xagliyeen ama ay la safteen degmo ka mid ah Gobolka Banaadir waxaana la tartamayey Degmada Baydhabo oo ay kaga hartey Tartankii ayna go,aansadeen in aysan tartamin kadib markii ay sheegeen in la hagardaamiyey

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.