Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo furmey & Dood xasaasi ah oo u socda.

0 164

Waxaa furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaas oo Maalintii lixaad oo xiriir ah uga socda Xarunta Villa Hargeysa.

Kulanka oo ah kii 9aad kalfadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka matalaada gobolka banaadir iyo ka Doodista Xeerka Asteeynta Kuraasta, waxaana kulanka goobjoog ka ah 174 Xildhibaan.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa aad uga doodaya matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare,waxaana ay badi dalbadeen in Gobolka Banaadir la siiyo 13 Sanatar.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.