Kusimaha Madaxweynaha KGS Oo kormeerey Shatigaduud Airport ee Baydhabo[SAWIRO]

0 196

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdikadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa Maanta kormeer ku tagey garoonka diyaaraha Shaati Gaduud ee Magalada Baydhabo oo dib Udhis Ballaraan uu ka socodo ,

waxaana goobaha uu booqdey Kusimaha Madaxweynaha Ka Mid ah wadada isku xirta garoonka Iyo Madaxtooyada oo lagu dhiseyo inter lock iyo tawaarka oo hada dhismihiisa Meel wanaagsan uu mareyo,
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Waxaa Kormeerka ku wehlinaayay Wasiirka wasaradda Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowlad Goboleedka KGS Mudane Xasan Xuseen Mohamed Xasan (Eley ).

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.