Laftagareen Oo kulan laqaatay ku Xigeenka 1aad ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya(Sawiro)

0 116

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Ku Xigeenka 1aad ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya .

Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ahaa Wakiilada Dowladaha mareykanka , yuukay ,iyo Mas’uul ka socday EU oo kulanka uga Qeybgalay Aalada la isku arko.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo ilaalin lahaa Xasiloonida Guud ee Dalka, iyo sidii looga wada shaqayn lahaaa in Doorashada dalka waqtigeeda ku dhacda.

Inta kulanka socday waxaaa la isla soo hadal qaday Natiijadii kaso Baxday Shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhusamareeb.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.