Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo Muqdisho Laga Xusaayo

0 332

Maanta oo ay Bisha 1-tahay ayaa waxaa Magaalada Muqdisho iyo caalamka si weyn looga xusayaa maalinta shaqaalaha Aduunka oo ay Qaramada Midoobay u asteesay.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa usheegay Wariyeyaasha inuu Hambalyo udirayo Dhamaan Shaqaalaha Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa laga qaban qaabinayaa Munaasabad ku aadan Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo Soomaaliya laga xusaayo.

Iyadoo xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka ay maanta tahay ayaan Shaqaalaha Soomaaliyeed, waxa aysan si wanaagsan u helin xuquuqdooda, iyadoo maamulada xarumaha ay ushaqeeyaan ay siweyn ugu takrifalaan Xuquuqda Shaqaalaha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.