maamulka Galmudug oo magaacbey gudi kashaqeynaya dhisida Gole deegaan ee degmooyinka Galmudug.

0 137

Wasiirka Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jabra ayaa magacaabay Guddiga farsamada maamul dhisida Golaha deegaanka ee Degmooyinka Galmudug.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cabdi Maxamed Jaamac ayaa lagu Magacaabay Guddiga farsamada maamul dhisiga Golaha degaanka, kuwaasi oo ka kooban 7-xubnood.

Guddiga ayaa waxaa Guddoomiye looga dhigay Saleeman Cabdullaahi Xasan, iyagoo ka shaqeyn doona sidii ay Golle deegaan ugu sameeyn lahaayeen degmooyinka Galmudug.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Mgacaabista ee Guddiga Cusub.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.