Maamulka Puntaland oo war kasoo saaray Magacaabista Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia Cumar C/rashiid Cal

0 376

War qoraal ah oo ka soo baxay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxa lagu taageeray islamarkaana lagu soo dhaweeyay magacaabista madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu Ra’isul wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Maamulka Puntland iyadoo tix’galineysa islamarkaana qadarineysa deganaanshaha dalka iyo siyaasadda soomaaliya waxay marwalbana taageereysaa qorshe walba oo ummada Soomaaliyeed uga baxayso jaahwareerka, sidaasi daraadeed waxay Puntland si buuxda usoo dhaweyneysaa magacaabida Reysul’waaraha cusub ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/shiid Cali Sharmaarke.

—DHAMMAAD–

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.