Madaxweynaha Jubbaland oo u dhoofay Baydhabo

0 172

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Goor dhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, waxaana uu kusii jeeddaa Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona Shir ay yeelan doonaan Madaxda maamul goboleedyadda oo lagu waddo in uu ka furmo Magaaladaasi.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ayaa lagu sharaxay Calamadda maamuladda Koonfur Galbeed ,Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.