Madaxweynaha Jupaland oo tacsiyo udiey shacbka iyo maamulka Putland kuna Baaqey In loo midoobo la Dagaalanka Alshabaab

0 235

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa tacsi u direy guud ahaan Shacabka iyo Maamulka Puntaland geerida ku timid Gudoomiyahii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaam Xasan Xersi oo ku geeriyoodey qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe.
War-saxaafadeed kasoo baxey Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin qaraxaas,isla markaana Jubbaland ay ku baaqeyso in hal meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Madaxweynaha Jubbaland.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.