madaxweynaha Turkiga oo caafimaad urajeeyey Boris Johnson.

0 415

Madaxweynaha Turkiga ayaa warqad u diray Boris Johnson, isagoo u rajeeyay ra’iisul wasaaraha Ingiriiska inuu si dhaqso leh uga soo kabto cudurka ‘coronavirus.

Waraaqdiisa, Recep Tayyip Erdogan wuxuu sidoo kale tacsi u diray qoysaska dhibanayaashii Britishka ee uu ku dhacay virus-ka, isagoo rajo ka muujiyay in Britain ay ka guuleysato musiibada

Erdogan wuxuu kaloo ku casuumay Johnson, oo awoowe u yahay awow Turki, inuu booqdo “dhulkii awowayaashiin si uu ugala hadlo tallaabooyinka sii xoojin doona iskaashiga laba-geesoodka muddada ka dambeeysa Brexit.

Boris Johnson ayaa ka mid ah Madaxda caalamka ee sidda weyn uu sameeyay Cudurka Corona Virus, islamarkaana maalmihii lasoo dhaafay waxaa ku jiray isbitaal.

Xaaladisa ayaa hada mareysa meel Wanaagsan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.