Sawiro Madaxweyne Farmajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baydhabo

0 186

waxaa goordhow garoonka diyaaradaha ee Shati gaduud Airoort ka soo degey Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo

waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Madax aad u tiro badan oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Maamulka KGS Mudane
Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo mas uuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

waxa sidoo kale kaga soo horreeyey baydhabo Raisal wasaare Kheyre oo Saacado ka hor isaguna soo gaarey magalada baydhabo

waxana sido kale la sugaya madaxda Maamul Goboleedyada iyo siyàasiin kale iyo Dublamaasiyiin caalami ah

Saacaddaha soo socda waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo uu ka furmo Shirka Shirka Golaha Amniga Qaranka,oo ay qeybgalaayaan madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la wareegay ammaanka halka shirka uu ka dhacayo, iyadoo fariisimo ka sameystay banaanka xarunta shirka uu ka dhici doono

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.