Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

0 293

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir.

Shalay ayaa horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.