Madaxweyne Gaas oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay gobolka Sool

0 144

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali ayaa gudoomiyaha gobolka Sool u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah.

Gobolka Sool ayaa hadda waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamulada Somaliland iyo Puntland.

Puntland ayaa gacanteeda waxaa ka maqan inta badan gobolka Sool sidda Magaalada Laascaanood

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.