Madaxweyne Laftagareen Oo Magacaabis Sameeyay

0 79

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa Lataliye u magacaabay Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiskiisa.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa xilka Lataliyaha Sare ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur.

Magacaabista Lataliye Maxamed Ibraahim ayaa timid, kadib markii la arkay in baahi loo qabo qabiir xaga Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.