Madaxweyne Laftagareen Oo Mashaariicyo Xariga ka jarey(Sawiro)

0 421

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa xariga ka jaray Mashaariic laga Fuliyey Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Xarigjarkan Madaxweyne Laftagareen uu ka sameeyey ayaa waxaa sidoo kale qwyb ka ahaa Maamulka Gobolka Bakool kan Degmada iyo Xubno kale,

Mashaariicdan Maanta uu Xariga ka jarey Madaxweyne Laftagareen ayaa Nashaariicyo Safarkiisii hore uu ka soo dhagaxdhigey Degmadaasi Xuddur Safarkan Labaadna uu Xariga ka jarey.

Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa kulamo kala Duwan uu la yeeshey Maamulka iyo Bulshada Qeybaheeda Kla Duwan ee ku nool Xudur,isagoona sido kale booqdey Cisbitaal ay ku jireen Ciidamadii dhawaan dhaawaca uu ka soo gaarey Dagaalkii ay kula Wareegeen Abal iyo Deegaanada kale ee dhawaan dhexmarey Ciidanka DFS iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo Alshabaab si uu dhiiro gelin uu ugu muujiyo Ciidanka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.