Madaxweyne Laftagareen oo Qaabiley Xubno kamid ah Gudiga Madaxa banaan eeDoorashooyinka[sawiro]

0 203

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ayaa Xafiiskisa Kulan kula Qaatay Xubno Ka Tirsan Gudiga Madaxbanan ee Doorashooyinka Qaranka oo Horkacayey Gudoomiye ku Xigeenka Gudiga Adan Abdinasir Maxamed oo Shalay Baydhabo so Gaaray,

Gudiga Madaxbanan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxweyne Laftagareen ayaa kawada hadley arimo badan oo ay kamidyihiin Doorashooyinka iyadoo ay billaabatey Xulista Xilibaanada Cusub EE Koonfur Galbeed iyo arimo kale oo Dayactir iyo dib udhis lagu sameynayo Xarunta Gudiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka taas oo sida la sheegey ah Muhiimada ugu ee Wafdigu u soo gaareen Baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.