Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Afbarwaaqo

0 120

Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta galinkii dambe si weyn loogu soo dhoweeyey degmadda Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.

Waxaana madaxweynaha ku soo dhoweeyey magaalada Afbarwaaqo maamulka degmada, wasiiro, xildhibaano iyo bulshada Afbarwaaqo.

Soo dhowayn kadib, madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay inuu maalmalaha soo socdo ku sugnaan doono magaalada Afbarwaaqo, si uu kulamo ula qaado bulshada degaanka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.