Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hambalyo u direy Shacabka Reer KGS

0 154

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan Shacabka Reer KGS u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan Caafimaad iyo Nabad buuxda.

Ummadda Soomaaliyeed meel walbo oo Caalamka ay ka joogaan, waxaan ku sallaamayaa Salaanta Islaamka, waxaan leeyahay Hambalyo, Ciid wanaagsan, Ciid Mubaarak, Alle waxaan ka baryeynaa Sanadkaan kiisa xigga in uu nagu gaarsiiyo Caafimaad iyo Nabad buuxda” Ayuu yiri Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan

Ugu Dambeyn Madaxweyne Shariif Xasan, ayaa Ummadda Soomaaliyeed ku booriyey in laga wada shaqeeyo Nabadda, ayna isku naxariistaan, Maalinta Ciidda kuna wada Ciiddaan Jawi wanaagsan oo farxad leh.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.