Magaalada Baydhabo Oo laga dareemayo U diyaar garowga Maal Maha Xuriyadda Dalka(Sawirro)

0 149

Waxaa Magaalada Muqdisho laga dareemayaa u diyaar garoowga munaasabadaha Maalmaha xuriyadda ee kala ah 26-ka Bisha June oo ku beegan markii Gobolada Waqooyi ay ka xuroobeen gumeystihii Ingiriska iyo 1-da Luulyo oo ku beegan markii Gobolada Koonfureed ka xuroobeen Talyaaniga iyo midowgii labada Gobol.

Maamulka Dagmada Baydhabo ayaa bilaabay dardargalinta Olole Nadaafadeed oo lagu Nadiifinayo Jidadka Waaweyn Ee Dagmada iyo laamiga Xili Maalmo kooban ay ka dhimantahay Xuska 26 june iyo Koowda 1 luuliyo,taas oo qeyb ka ah u diyaar garowga Maalmaha Xuriyada ee degmooyinka Dalkeena Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.