Magacyada Musharaxiinta Aqalka sare ee gobolada waqooyi oo la soo saaray

0 336

Gudiga doorashooyinka dadban ee heer maamul goboleed oo wakiil ka ah Somaliland ayaa soo saaray Musharaxiinta xubnaha Aqalka sare ee u tartamaya gobolada waqooyi.

Xubnaha oo dhowr ah ayaa loo qeybiyay gobolada kala duwan ee waqooyiga Soomaaliya, waxaana musharixiinta kamid ah xubno xilal horey kaga soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya iyo dowlada haatan dhisan.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kamid ah xubnaha aqalka sare u matali doona gobolada waqooyi ee Soomaaliya, haadii doorashada uu ku guuleysto, waxaana la tartamaya seddex musharax oo kale oo mid kamid ah haweeney tahay.

a

b

c

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.