Midowga Africa Oo Soo Magacaabay Madaxa Howlgalka AMISOM.

0 363

October 08 2015 ( Radio Baidoa) Waxaa maalinimadii shaley oo arbaco ah Madaxa Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma iyo Ergadeedii gaarka ah iyo Madaxda AMISOM ay soo magacaabeen Abmassodor cusub oo lagu magacaabo Francisco Caetano Jose Madeira oo u dhashay dalka Mozambique.

Ambassodor  Francisco Caetano Jose Madeira waxaa uu bedalaya Ambasoodr Maman Sambo Sidikou oo kasoo jeeda dalkaNiger, wuxuuna shaqadaasi haayey muddo shan sano ah.

Francisco Caetano Jose Madeira ayaa midowga africa kasoo qabtay xilal badan isagoo ka shaqeeyey wax lagu magacaabo Counter-Terrorism Cooperation .

Radio Baidoa

Waxaad Nagala Xiriiri Kartaa

hashimmalaaq@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.