Muslimiinta Caalamka oo maanta u dabaaldegaya maalinta 2-aad ee Ciidul Fidriga

0 158

Ummadda Islaamka ayaa maanta si weyn ugu dabaaldegaya maalinta labaad ee Ciudl Fidriga, maadaama ay habeen hore dhalatay bisha shawaal oo si weyn loo sugayay.

Dadka Islaamka ah ayaa mudo 29 maalmood ah gudanayay waajibaadka iyo kheyraadka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaan, waxayna maanta u dabaaldegayaan Ciidul Fidriga.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.