MW Waare Oo Magacaabay Xubnaha Maamulka Doorashada Dadban Ee Hir-Shabeelle

0 79

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedka Hirshabelle.

Xubnaha uu magacaabay oo 8-xubnood ka kooban ayaa waxaa ay maamulka Hir-shabeelle ku matali doonaan doorashooyinka soo aaddan ee dalka ka dhacaya, waxaana soo raci dooona Xubnaha uu magacaabay waare 3 xubnood oo ka socda dhanka Federaalka.
Hoose ka akhriso

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.