Nabaddoon Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0 406

Wararka naga soo gaaray Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo Halkaasi Goob Ganacsi ku  Lahaa

Ruuxa la Dilay ayaa waxaa Lagu Magacaabi Jiray Nabaddoon Waxaa uu ka Mid ah Waxgaradka Soomaaliyeed Ee Dalkaasi Koonfur Afrika Kooxo Burcad ah ayaa waxaa la sheegay in ay ku Weerareeen Goobtiisa Ganacsi

Dilka muwaadinkan ayaa waxa ay geeystay  kooxo burcad Koonfur Afrikan ah waxaana ay ku dileen Gudaha Dukaankiisa Waxaa lasoo Warinayaa in ayna Wax Dhac u Geeysan

Ciidamada Booliska Dalka Koonfur Afrika ayaa gaaray Goobta dilku uu ka dhacay iyaga oo halkaasi ka sameeyay Baaritaano.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.