Nin oday ah oo isku daldalay Muqdisho

0 159

wararka naga soo gaaraya degmada Shibis ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta uu isku daldalay in oday ah oo dhawaan ka yimid dalka Sweden.

Ninkaan ayaa lagu Magacaabi jiray Showki, waxaana la sheegay in da’diisa ay tahay 50 sano jir.

Maamulka degmada Shibis oo tagay Xaafadda Maxfalka ee falkaan ka dhacay, waxa ay sheegeen in ay waddaan baaritaano.

Ilaa iyo hadda lama ogga Sababta rasmiga ee uu isku dilay ,laakiin sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka ninkaan ayaa saakay lagu arkay, asagoo oo meyd ah gurigiisa.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.