Odayaasha Waxgaradka Gal-mudug Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Caabudwaaq

0 262

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Magaalada Cadaado  Odayaasha dhaqanka ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay uga hadleen dagaalka Maalinkii labaad galay ee ka soconaya Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Odayaasha Dhaqanka Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in si Sharuud la’aan ah labada dhinac ee ku dagaalamaya Magaalada Caabudwaaq in ay dagaalka ku joojiyaan.

Nabadoon Xasan Dhoore oo ka mid ah Odayaasha kulanka maanta yeeshay ayaa sheegay in waxa dhimanaya ay yihiin Wiilal Soomaaliyeed islamarkaana ay qalad tahay in Micno la’aan dhiig lagu daadiyo.

Dagaalka Degmada Caabudwaaq ka dhacay ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 10 Ruux,iyadoo ay ku dhaawacmeen ilaa 15 kal

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.