Odeyaasha KGS oo kahadleen soo xulista xildhibaanada barlamaanka oo baidoa kasocta
Odeyaasha dhaqanka maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxa aykawarbixiyeen meesha ay umareyso soo xulista xildhibaanada
barlamaanka KGS
Malaaq cali c/raxmaan shiino oo kamid ah odeyaasha dhaqanka KG S
Ayaa waxa uu uwaramey idaacada Radio Baidoa
waxa uu na sheegey in odeyaasha markaan ay soo dhameeyeen xildhibaanada oo kaliya ay u harsantahay wax aan micno laheen
dhawaan ay maamulka KGS oo yeelan doono xildhibaano ay kuqanacsanyihiin dhamaan beelaha dega koon fur galbeed soomaaliya
HOOS KADHAGEYSO WARKAAS OO FAHFAHSAN