oo shaacisay xilliga ay bilaaban doonaan Duulimaadyada

0 112

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka.

Mas’uuliyiinta qaabilsan duulista Hawadda ayaa sheegay in go’aankaan uu yimid ka dib markii wadahadallo ay yeesheeen Mas’uuliyiinta Sare ee dalka.

Duulimaadyadda Gudaha iyo dibadd ayaa si rasmi ah u bilaaban doona 8-Bishaan sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo.

War kasoo baxay horay Wasaaradda duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhammaan la joojiyay duulimaadyadda Gudaha dalka marka laga reebo diyaaradaha Sidda Daawooyinka iyo Raashinka 29 maarso ee lasoo dhaafay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.