• Sunday, January 24, 2021
  • HOME
    • WARARKA MAANTA
  • News in English
  • WARARKA IDACADA
  • Xulka
    • Wareysiyo
    • Barnaamijyada
  • Maqaallo
  • Contact Us
  • https://www.facebook.com/Radiobaidoa89.5/
  • https://twitter.com/radiobaidoa1
  • Followers
  • Followers
  • Subscribers
  • Posts
  • Comments
  • Subscribe
Sign in

Welcome, Login to your account.

Forget password?
Sign in

Recover your password.

A password will be e-mailed to you.

Publisher

  • HOME
    • WARARKA MAANTA
  • News in English
  • WARARKA IDACADA
  • Xulka
    • Wareysiyo
    • Barnaamijyada
  • Maqaallo
  • Contact Us
  • HOME
    • WARARKA MAANTA
  • News in English
  • WARARKA IDACADA
  • Xulka
    • Wareysiyo
    • Barnaamijyada
  • Maqaallo
  • Contact Us
Radio Baidoa
WARARKA MAANTA

DAAWO:-Ganacsatada Koonfur Galbeed Oo Baaq u direy DFS iyo Maamulka K/Galbeed

Webmaster Jan 12, 2021 0
Sagaalkii bishan waxaa Gaadiid nooca Xamuulka qaada ah oo ka baxay Magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Baydhabo iyo Gobolka Gedo lagu gubey gaadiid waday Shixnado Ganacsi iyo Dhuxul xili ay marayeen deegaanka lagu magacaabo…
Read More...
WARARKA MAANTA

Muwharax madaxweyne prof Cabdi Kuusow oo lagusoo dhoweeyay Baydhaba:-SAWIRO

Webmaster Jan 12, 2021 0
Musharaxa madaxweyne professor Cabdi Kuusow ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhaba ayada oo ay soo dhoweeyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed. Professor Cabdi Kuusow oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed waxna ka dhiga jaamacada…
Read More...
WARARKA MAANTA

MW Koonfur Galbeed Oo Ku soo Laabtay Baydhabo Iyo Doorasho Bilaabaneysa

Webmaster Jan 12, 2021 0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka dib Safar uu ku Tagay Magaalada Istanbuul ee…
Read More...
WARARKA MAANTA

XFS Oo Beenisay Warar Lagu Faafiyey Baraha Bulshada

Webmaster Jan 12, 2021 0
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha lagu faafiyay Muuqaal laga soo duubay Ciidamo lagu sheegayay in loo diyaariyay ka hortega doorasho aan raali lagu aheyn oo ka dhacda Muqdisho, waxaana arrintaas ka hadashay Xukuumadda Federaalka.…
Read More...
WARARKA MAANTA

DFS Oo Fariin La Xiriirta Doorashada U Xirtay Shacabka Soomaaliyeed

Webmaster Jan 12, 2021 0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay Go’aankii Xukuumadda ay ku dhawaaqday ee ahaa in la guda galayo hirgelinta doorashada dalka ka dhacaya ee heshiiska laga gaaray. Dubbe ayaa sheegay…
Read More...
WARARKA MAANTA

Dil Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

Webmaster Jan 12, 2021 0
Wararka aan ka heleyno Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn dhinaca Puntland ayaa waxaa ay ku warramayaan in saacadihii lasoo dhaafay gudaha Magaaladaas lagu dilay Nin la sheegay inuu shacab ahaa. Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa toogtay…
Read More...
WARARKA MAANTA

Weerar Ka Dhacay Xaafad Ka Tirsan Kismaayo

Webmaster Jan 12, 2021 0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaasi geystay khasaaro dhaawacyo ah. Rag hubeysan ayaa la sheegay inay Bam gacmeedka ku tuureen…
Read More...
WARARKA MAANTA

Kulan Dhexmaray Salaad Cali Jeelle Iyo Safiirka Japan

Webmaster Jan 12, 2021 0
Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti ee Caasimadda dalkaas Salaad Cali Jeelle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Japan u fadhiya dalka Djibouti. Kulanka u dhexeeyay Labada safiir ayaa ka wada…
Read More...
WARARKA MAANTA

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Webmaster Jan 11, 2021 0
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax daqiiqado kahor ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa laga maqlay xaafadaha qaarkood ee Muqdisho. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka la geliyo…
Read More...
WARARKA MAANTA

Dagaal Xoogan Oo Ka dhacay Deegaano Ka Tirsan Dowlad Deegaanka

Webmaster Jan 11, 2021 0
Wararka Idaacadda Radio Baidoa ee Magaalada Baydhabo ay ka heleyso deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal u dhexeeya Ciidanka dowlad deegaanka iyo kuwa Canfarta.…
Read More...
WARARKA MAANTA

Dowlad Uga Digtay Shacabkeeda Cunista Kalluunka

Webmaster Jan 11, 2021 0
Mas’uuliyiinta Uganda ayaa baarayaa sababta ka dambeysay dhimashada kalluun badan oo ay soo caarisay harada Victoria. Wasaaradda kalluunka ayaa shacabka dalkaas uga digtay in aysan cunin kalluunka dhintay ee soo caariyay isla markaana ay…
Read More...
WARARKA MAANTA

Nin Dil Ka Geystay Gobolka Banaadir Oo Xukun Lagu Riday

Webmaster Jan 11, 2021 0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cumar Muxudiin Maxamuud oo loo heyso inuu dil u geystay Nin lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamed Xasan Abow, kaasi oo ka dhacay degmada Boondheere. “Baaritaana…
Read More...
WARARKA MAANTA

Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Dalab Hordhigay Musharaxiinta Madaxweynaha

Webmaster Jan 11, 2021 0
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay Hotelka Decele ee Magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug. Kulanka oo saacado socday ayaa waxaa…
Read More...
WARARKA MAANTA

DFS Iyo QM Oo Ka Wada Hadlay Diyaargarowga Doorashooyinka

Webmaster Jan 11, 2021 0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya…
Read More...
WARARKA MAANTA

DFS Oo Sheegtay In La Bedelay Qaabkii Ciidamada Weerarada U Fulin Jireen

Webmaster Jan 10, 2021 0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Cabdifataax Qaasim ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee Ciidamada dowladda Federaalka ka wadaan dalka. Wasiir ku-xigeenka…
Read More...
WARARKA MAANTA

Burburka Diyaaradii Lagu Waayay Dalka Indonesia Oo La Helay

Webmaster Jan 10, 2021 0
Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 62 qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimada Jakarta, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen shalay. Wasiirka Gaadiidka ee dalka Budi Karya Sumadi ayaa sheegay in…
Read More...
WARARKA MAANTA

Qarax Lala Eegtay Kolonyo Ay La Socdeen Ciidanka Kenya

Webmaster Jan 10, 2021 0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo qarax xoogan saacadihii lasoo dhaafay lagu eegtay meel aan sidaas uga fogeyn xuduudka Soomaaliya iyo Kenya. Qaraxaas oo ahaa miino…
Read More...
WARARKA MAANTA

Gaadiidkii Ugu Badnaa Shixnad sida Oo ku Xayiran Sh/Hoose

Webmaster Jan 10, 2021 0
Gaadiidka waaweyn ee ah kuwa nooca xamuulka qaado ayaa saddexdii maalin ee lasoo dhaafay waxaa ay ku xayiran yihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegayaan wararka aan heleyno. Sababta gaadiidkaas oo gaaraya ku…
Read More...
WARARKA MAANTA

Guddi Loo Xil-Saaray Xaaladaha Xuduudka Somalia Iyo Kenya Oo gaaray Muqdisho

Webmaster Jan 10, 2021 0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Balal Cusmaan Balal Maxamed Cusmaan ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo wafdi ka…
Read More...
WARARKA MAANTA

Diyaarad Ay La Socdeen Dad Farabadan Oo La Waayay

Webmaster Jan 9, 2021 0
Dalka Indonesia, diyaarad rakaab oo ay la socdeen in ka badan 50 qof ayaa la waayay, waxyar kaddib marki ay ka duushay garoonka diyaaraha caalamiga ah ee Magaalada Caasimadda ah ee Jakarta. Diyaaradda oo leedahay shirkadda diyaaradaha ee…
Read More...
WARARKA MAANTA

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Guddi Xaqiiq Raadin Ah

Webmaster Jan 9, 2021 0
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa Guddi xaqiiq raadi ah u magacaabay degmada Wanla-weyn ee Gobolkaas oo ay ka dhaceen dagaalo beeleedyo. Wareegto kasoo baxday…
Read More...
WARARKA MAANTA

Gaadiid U Rarnaa Ganacsato Oo Lagu Gubay Shabeellaha Hoose

Webmaster Jan 9, 2021 0
Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay halkaas lagu gubay gaadiid nooca xamuulka qaada ah oo ka baxay Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegay in gaadiidka oo…
Read More...
WARARKA MAANTA

MW Laftagareen Oo qeyb ka ahaa Ku Dhawaaqista Hirgelinta Doorashooyinka Dalka

Webmaster Jan 9, 2021 0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay kulan udhaxeeyey Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabeele,Galmudug,iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo uu Shir gudoominayey…
Read More...
WARARKA MAANTA

Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada KGS oo kulan la qaadatay G/kuxigeenada Samafalka iyo…

Webmaster Jan 9, 2021 0
Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda KGS oo kullan la qaadatay Guddoomiye kuxigeenada Samafalka iyo Arrimaha Bulshada Gobolka Baay iyo Degmada Baydhabo. Kullankan oo uu shir Guddoominayey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada…
Read More...
WARARKA MAANTA

DAAWO:-Qoor Qoor oo sheegay in uu jawaab ka waayay Madaxda Puntland & Jubbaland

Webmaster Jan 9, 2021 0
Madaxweynaha Dowlad-gobleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda dowladda & dowlad goboleedyada Jubbaland & Puntland ay guuldareysteen. Waxaa uu sheegay…
Read More...
WARARKA MAANTA

RW Rooble Oo Ku Dhawaaqay Hirgelinta Doorashooyinka Dalka

Webmaster Jan 9, 2021 0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Hirshabeelle…
Read More...
WARARKA MAANTA

DFS Oo Beenisay Inay Heshiis La Saxiixaneyso Shirkado Shidaal

Webmaster Jan 9, 2021 0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay oo ku aadan in dowladda Federaalka ay heshiis shidaal qodis ah la saxiixaneyso Shirkaddo Ajnabi ah oo Madaxdooda soo gaareen Magaalada Muqdisho. Wasiirka…
Read More...
WARARKA MAANTA

Diyaarado Sida Ciidamo Badan Oo Ka Degay Magaalada Baladweyne

Webmaster Jan 9, 2021 0
Garoonka diyaaradaha Ugaas Khilaaf ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa arroortii horey ee saakay ka degay diyaarado siday Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya. Dad ku sugan Baladweyne ayaa…
Read More...
WARARKA MAANTA

DFS Oo War Kasoo Saartay Duqeyn LagaFuliyay Gobolka Baay

Webmaster Jan 9, 2021 0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta…
Read More...
WARARKA MAANTA

Kulamo Dhexmaray Madaxda DFS Iyo M/Goboleedyada

Webmaster Jan 9, 2021 0
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulamo saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxda dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada dalka oo ku sugan Magaalada Muqdisho. Kulanka koowaad…
Read More...
Previous 1 2 3 4 5 … 300 Next
  • FacebookJoin us on Facebook
  • TwitterJoin us on Twitter
  • Google+Join us on Google
  • Youtube Radio baidoaJoin us on Youtube
  • InstagramJoin us on Instagram
  • HOME
    • WARARKA MAANTA
  • News in English
  • WARARKA IDACADA
  • Xulka
    • Wareysiyo
    • Barnaamijyada
  • Maqaallo
  • Contact Us
© 2021 - Radio Baidoa. All Rights Reserved.
Website Design: Farsamadii Afgaaytechnology