Puntland oo Amartay Ardayda uga sugan Somaliland in ay si deg deg ah uga soo baxaan

0 150

Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in Somaliland ay amar ku bixisay in la laayo dhammaan dhalinyaradda kasoo jeedda Soomaaliya ee waxkabarata degaanada Somaliland.

Puntland ayaa sheegtay in Deegaanada Soomaliland ay waxka bartaan arday gaaraysa 900 oo arday.

Waxayna ugu baqeen in ay ka soo tagaan oo ay ku soo laabtaa degaanada puntland maadaama Soomaliland ay ku dhawaaqday in ay laynayaan Ardayda Jaamacadaha waxka barta, ayadoo laga Codsaday jaamacaha ardadaas waxka bartaaan in ay Simistarada u dhiman ay Puntland ugu soo wareejiyaan.

Gudiga difaaca Puntland ayaa maalmihii lasoo dhaafay eedeymo badan u jeediyay Somaliland,iyadoona ay xusid mudan tahay in Somaliland dhammaan ay beenisay Eedeymaha loosoo jeediyay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.