Puntland oo sheegtay in Imaaraadka uu bulshada Soomaaliyeed u fududeeyay helida Viisaha dalkaasi

0 145

Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Imaaraadka Carabta uu Umadda Soomaaliyeed u fududeeyo arrimaha socdaalka dal ku galka iyo degegaanshaha, kaddib war saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

War saxaafadeedka ayaa looga mahadceliyay Imaaraadka Carabta tallaabadan, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen mugdi ku aadan degenaanshaha Soomaalida, arrimo xiriira khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.