Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

0 159

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Galmudug ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax gaari.

Sidda ay Radio baidoa u xaqiijiyeen dadka degaanka , gaari gaarib ah oo ay saarnaayeen Saddex ruux ayaa qarxay.

Wararka qaar waxa ay sheegayaan dadka gaariga saarnaa ay ahaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma xaqiijinkaro nooca Qaraxa.

Wixii kusoo kordha kala soco Radio baidoa.net

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.