Ra’iisalwasaare Kheyre oo lakulmey Raiisal wasaare kuxigeenka Dalka Qadar

0 248

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo uga qeyb galaya Dalka Swizerland Shirka Dhaqaalaha Adduunka ayaw Magaalada Davos kula kulmay Raiisal wasaare ku xigeenka Dalka Qatar Sheikh Muhammad Abdulrahman Al Thani.
Waxaana ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo dardar gelin lahaa mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar dhowaan ka bilaabayso Dalka.Ra’iisalwasaare Kheyre ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qadar sida ay u garab taagantahay Shacabka Soomaaliyeed.
Dowlada Qadar ayaa horey Soomaaliya uga fulisey Mashaariicyo farabadan iyadoona haatan ballan qaadey mashaariicyo aad utiro badan oo ay ku baxeyso malaayiin Dollar.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.