Rajab Dayib Urdugan oo Markale loo doortay Madaxweynaha Turkiga

0 183

Madaxweynihii hayey talada dalka turkiga ee Rajab Dayib Urdugan ayaa markale waxaa Shacabka dalkaasi ay u doorteen in uu noqdo Madaxweynaha turkiga,kadib doorasho ka dhacday dalkaas.

Inta badan waxa la tiriyey codadkii doorashada waxana 90% ku guuleystay Rajib Dayib Urdugan oo helay 53%,waxana taasi ay ka dhigan tahay in Madaxweynaha Turkiga uu markale ku guuleystay madaxtinida dalkaas,isla markaana Guddiga doorashada ay natiijada ku dhawaaqi doonaan.

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Carbeed ayaa durba bilaabay in ay u hambalyeeyaan Madaxweyne Rajab Dayib Urdugan,waxan ka mid ah Hoggaamiyaasha Somalia MaxamedCabdullahi Farmaajo Faliistiin Maxamuud Cabaas iyo Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad iyo kuwo kale.

Wixii ku soo kordha kala socda Radio baidoa.net

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.