Rooble Oo Kulankii Ugu Horeeyay La Yeeshay Gudiga Doorashada

0 40

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya maxamed Xusen Rooble ayaa kulan la yeeshay Gudiga Doorashada Heer Federaal iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka, waxaana intii kulanku socday looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiindar-dar galinta arrimaha dorashooyinka dalka ka dhici doona.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulanka ayaa waxaana uu faray guddiga Gudiga Doorashada Heer Federaal iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ina y ka fogaadaan wax waliba oo caqabad ku noqon kara doorashada soo aaddan.

Guddiyada maadaxa bannaan ayuu sheegay in ay lagama maar maan u yihiin doorasho xor iyo xalaal ah oo lagu wada qanacsan yahay.

Guddiga ayuu kula dar daarmay Ra’iisul Wasaare Rooble in ka shaqeeyaan cadddaaladda, isagoo sheegay in loo baahan yahay in ay ilaaliyaan qoondada Haweenka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.