SAWIRO:-Musharrax Madaxweyne Oo Maanta kulan la qaatey Odayaal Dhaqameed
Musharrax madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Barafasoor Cabdi Maxamed Kuusow ayaa Maanta kulan Qado Sharaf ah la qaatay Malaaqyada Digil iyo mirifle Halkaas oo uu ku soo bandhigay musharaxnimadiisa.
Dhanka kalle mallaaqyada Digil iyo mirifle ayaa aad u soo dhooweeyay Musharaxnimada Barafasor Cabdi Kuusow.
Dhanka kalle dhalinyeda Deegaanada Kgs ayaa aad u soo dhoweeyay Musharaxan u taagan u Tartamida kursiga Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaliya