(Sawiro)Gudiga qabanqabada xaflada maalmaha xuriyada KG Oo Maanta kulmey

0 131

Gudiga qabanqabada xaflada maalmaha xuriyada Dalka ee dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha DGKGS oo maanta Baydhabo kulan ku yeeshay,

Gudigan ayaa dhawaan waxaa magacaabey madaxweyne Laftagareen si loogu diyaar gaaroobo maalmaha Xorriyadda Dalkeena Soomaaliya oo inagu soo socda Todobaadyada soo socda,

Guddiga ayaa waxaa ay maanta kulan kooda ay uga arrinsadeen sidii ay isugu dunaridi lahaayeen isla markaana ay u jigmheyn lahaayeen sida uu u dhacayo iyo naqshada iyo Farsamada iyo sida ay u qabsoomayaan xuska la sameynayo Maalmaha Xuriyadda dalka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.