(Sawiro)Madaxweyne Laftagareen OoDegmada Xuddur Xarigjar iyo Kormeer ka sameeyey

0 145

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed , Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha ,Dowladaha Hoose iyo Dib-u heshiisiinta iyo wafdigii lasocday ayaa Manta kormeeray Xafiisyada Dowlada hoose ee Mamulka Degmada Xudur isagoona Xariga ka jaray Dhismaha Hoolka Shirarka Maamulka Degmada.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa dhowr Maalmood waxaa ay ku suganyihiin Degmada Xuddur Ee Caasimadda Gobolka Bakool iyaga oo Halkaasi kawada Arimo horumarineed oo u badnaa Xarig jar Xaruumo Muhiim ah oo halkaasi laga hirgeliyey.

Madaxweyne Laftagareen ayaa sidoo kale Booqasho iyo kulamo la yeelanayey Qeybaha kala duwan ee bulshada Degmadaasi Xuddur.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.