SAWIRO;;Manhajka Cusub ee Waxbarashada Dalka oo la gaarsiiyey Gobolka Bakool

0 211

Wafdii uu Hogaaminaayo Wasiirka Waxbarshada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cusmaan Malak iyo Masuuliyiin kale oo ka socday Wasaaarada Waxbarashada Dowlada Fedaraalka Soomaaaliya ayaa Maanta Buugaagta Manaahijta Cusub ee Dalka Gaarsiisay Gobolka Bakool,

Waxaana Manhajkan Cusub lagaarsiiyey Degmooyinka Xudur Diinsoor Ceelbarde Iyo Waajid waxaana
Buugaagta Manaahijta Waxbarashada Dalka Ee La Gaarsisay Degmooyinkaas dhawaan la filayaa in loo Qaybindoona Iskuulada Waxbarashada ee Ku Yaala Deegaanadaas si Ubadka Soomaaliyeed ay uga faaidaystaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.